Caasimada dal caan ah oo 1 Kiilo oo bur ah la iibiyo lacag gaareysa boqol dollar

Iyadoo ku dhawaad muddo laba bilood ah, caasimadda Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe ee Bangui ay ku jirtay go’doon ayaa waxaa cirka isku shareeray qiimaha cuntada daruuriga ah. Jabhado mucaarad ah ayaa beegsanaya gawaarida xamuulka ee cunnada u sida caasimaddaas, taasoo horseeday in cunno yari baahsan ay dhacdo iyo sicirka raashinka oo aad sare ugu kacay. Qiimaha … Continue reading Caasimada dal caan ah oo 1 Kiilo oo bur ah la iibiyo lacag gaareysa boqol dollar